
Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Inclusion Matters is also available on Spotify, Apple Podcasts, and Podchaser.
Infant Toddler Curriculum--Learning and Planning for Learning: Part Three [Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Manhajkooda – Waxbarashada iyo Qorsheynta Waxbarashada Qeybta 3]
Qeybta sadaxaad waxay kahadlaysaa sida ay muhiim utahay sida qofka caruurta wax baraya looga rabo in uu uqasdo waxabarashada uguna fiirsado habladhaqanka ubadka yar yar iyo kuwa socodka baradka sii uu ugu saleeyo waxbarashada korinimadooda.
(Length: 8:41)Infant Toddler Curriculum--Learning and Planning for Learning: Part Two [Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Manhajkooda – Waxbarashada iyo Qorsheynta Waxbarashada Qeybta 2]
Qeybta labaad waxay sharaxaysaa sida saddax arimood oo laxiriira korinnimada sida ay saameeyn ugu leeyihiin qorshaynta manhajka.
(Length: 8:32)Infant Toddler Curriculum--Learning and Planning for Learning: Part One [Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Manhajkooda – Waxbarashada iyo Qorsheynta Waxbarashada Qeybta 1]
Qeybta Koowaad Waxay kala dhigdhigaysaa arimo muhiim ku ah sida ay ubadka dhashay iyo kuwa socod baradka ah ay wax u bartaan.
(Length: 8:59)Infant Toddler Language Development: Part Two [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 2]
Qeybtaan labaad waxay sharaxaysaa xeelado muhiim ah oo lagu dhaqmi karo oo sahlaya caruurta dhashay iyo kuw socodbaradka ah in luuqadaha iyo hadalka lagadhiso.
(Length: 8:53)Infant Toddler Language Development: Part One [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 1]
Qeybtaan koowaad waxay ka hadlaysaa sida ay faaiido ugu tahay in ubadka dhashay iyo kuwa socodbaradka ah lagadhiso luuqadaha.
(Length: 8:52)For Parents--Understanding the Americans with Disabilities Act (ADA)
Cindy Croft and Priscilla Weigel use this podcast to help equip parents searching for child care options when they have a child with unique needs. They discuss the Americans with Disabilities Act and supports related to that law as well as ways that parents can begin the relationship with a potential child care provider using open ended questions to gather the necessary information to set their child up for success.
(Length: 9:23)