Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Infant Toddler Language Development: Part One [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 1]
Qeybtaan koowaad waxay ka hadlaysaa sida ay faaiido ugu tahay in ubadka dhashay iyo kuwa socodbaradka ah lagadhiso luuqadaha.
(Length: 8:52)The Emotional Environment [Dareenka ama Caadifadda Bay’adda Caruurta Laguhayyo]
Maqaalkaan labaad wuxuu qaadaa dhigayaa dareenka iyo caadifadda jawiigga ilmaha lagu hayyo saamaynta ay ku leedahay dabeecadaha curuurta. Qaabaynta iyo habeeynta bay’adda ilmahay lagu hayyo si ay caruurtu guul ugaaraan ayaa waxay tahay qodob muhiim ah oo tixgelin mudan.
(Length: 8:22)The Physical Environment [Bay’adda Caruurta Laguhayyo]
Maqaalkaan wuxuu sharaxaad iyo tusaale kabixinayaa sida bay’adda cunuga lagu hayyo, qorshaha iyo jadwalka waxbarashada iyo caadada meesha kajirta, sida ay saamaynta baaxadda leh ay ugu leedahay sida caruurta ay u dhaqmayso ama dabeecadaha ubadka yaryar.
(Length: 8:19)The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]
Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa bi’isaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo.
(Length: 11:19)I’m Mad, I’m Sad--Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]
Caruurta waxaa marar badan layiraahdaa “afka kahadla” si ay arintaa ugu guulaystaan waxy ubaahanyihiin in labaro ereyada dareenkooda laxiriira. Macalimiintaan siyaabo badan ayeey caruurta ereyada ugu kobcin karaan ayagoo u aqrinaya buugta, tusaalayn siinaya iyo siyaabo kale oo kacaawin kara caruurta in ay kufiicnaadaan sida dadka looladhaqmo dabeecadaha adag nah ay kafogaadaan.
(Length: 13:41)Sensory Processing from an Occupation Therapy Lens
In this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about what sensory processing can look like in a young child and how the child care environment can support sensory needs of young children.
(Length: 9:39 minutes)