Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
The Impact of Stress on Young Children Part 2
In part two of the conversation with our guest Dr. Molly Harney we discuss ways that we as caregivers can provide a buffer for young children experiencing stress levels higher than what is healthy for them. Listen as Dr. Harney helps us understand tools and ways to nurture and support to build resilience.
(Length: 19:33)Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]
Maqaalkaan wuxuu talo kaasiinayaa muhiimadda ay leedahay xirfadaha ciyaarta ee kukordha ilmaha, wuxuuna maqaalkaan kusiinayaa xeelado lagu dhiiragalinayo caruur ubaahan in ay bartaan sida dadka loola ciyaaro. Caruurtu waxaa lagayaabaa in ay layimaadaan dabeecado adag maadaama aysan weli xoogsan aqoontooda habladhaqanka bulshada oo loogabaahanyahy sida cunugu uu oo lajaanqaadi lahaa aduunka.
(Length: 8:39)Challenging Behavior--Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]
Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo. Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey. Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.
(Length: 10:19)The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]
Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa bi’isaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo.
(Length: 11:19)Challenging Behavior--Putting the Pause Button between Impulse and Action [Dabeecadaha adag: Xakamaynta damaca inta uusan cunugu ficil qaadin]
Markii macalinka ubadka yar yar waxbara uu cunugu laficiltamo, qof guuleeysanaya majiro. Waxaan rabnaa caruurtu in ay bartaan in ay iskood wax u qabsadaan in ay yeeshaan xilkasnimo. Waxaa masana lagarabaa caruurtii in ay waafaqsanyihiin nadaamka kajira goobta xanaanada iyo wax barashada iyo in ay bulshada xiriir wanaagsan lasamaystaan. Maqaalkaan wuxuu kusiinayaa xeelado aad kaga caawinaysid caruurta in ay dhanka wanaagsan wax ka abaaran.
Challenging Behavior--Power Struggle With Young Children [Dabeecadaha adag: Caruurtoo kulaficiltama oo ay halkaa kadhalato halgan awoodeed ]
Badanaa dabeecadaha adag oo ilmaha lagu arko waa wax kamid ah korrinnimadooda inta ay korayaan oo ay laqabsanayaan bulshada. Caruurta in labaro sida ay waxa ay dareemayan u sheegan karaan iyo in labaro xirfado kale oo laxiriira isxakamaynta waxay tirtiri kartaa gardarrada oo ilmaha kale lagugardaroodo ayagoo baranayaa macaamil wanaagsan.
(Length: 11:22)