We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Title

Podcast

Body
Inclusion Matters Podcast Logo

Inclusion Matters is a podcast produced by CICC. Early childhood experts discuss a wide array of important topics for early childhood professionals.

Inclusion Matters is also available on Spotify, Overcast, and Podchaser.

Widgets

Search and Filter Tools

Topic
Language

Filtering by:

Results: Page 6 of 6
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

The Fundamentals of Consultation [Muhiimadda ay Leedahay Tala Qaadashada]

The Fundamentals of Consultation [Muhiimadda ay Leedahay Tala Qaadashada]

Muxuuyahay tababarka ama latalinta xagga Inclusion’ka ama kamidnoqoshada ay caruurtu carruurta kale lamid noqonayso iyo sida ay faa’iido ugu tahay caruurta xanaanada ubadka yaryar lagu hayyo jooga oo baaahida gaarka ah leh?  Podcast’kaan waa podacast ama maqaalka uguhoreeya maqaalada xirrirka ah oo laxirrira arinta tababarka ama latalinta xagga caruurta sida ay kuwa kale oga mid noqon lahaayeen.

(Length: 8:06)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Markuu Soo Siyaado Walaac--Jawaab celis ku saabsan wixii su'aalo ah oo daryeeluhu ka qabo tuhun ama walaac ku saabsan koriimada ilmo uu hayo

Markuu Soo Siyaado Walaac--Jawaab celis ku saabsan wixii su'aalo ah oo daryeeluhu ka qabo tuhun ama walaac ku saabsan koriimada ilmo uu hayo

Kala soo qaybgala, Marian Hassan oo inoo marti gelin barnaaminkan iyadoo Afka Soomaaliga adeegsanaysa oo ka jawaab celin sadex su’aalood oo ah su'aalaha baddanaa la is waydiiyo marka uu soo siyaado walaac ku saabsan koriimadda ilmaha. Marian waxay nala wadaagi talaabooyinka ugu muhiimsan oo ay tahay in la qaado si loo sameeyo jawi wanaagsan oo waalidka lagula hadli karo oo suurto gelin kara wadda hadal fiyow iyo isfaham. Intaas oo ay dheer ahay talooyin ku salaysan adeegsiga ilmaha oo si joogto ah loo derso ama loo eego lana diiwaangeliyo dhowridaas si ay uga turjunto xaalada koriinka ilmaha iyo wixii isbedal ah oo jira oo waaridka lala wadaagi karo.

(Length: 12:33)
Language:
Somali