Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Infant Toddler Curriculum--Learning and Planning for Learning: Part One [Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Manhajkooda – Waxbarashada iyo Qorsheynta Waxbarashada Qeybta 1]
Qeybta Koowaad Waxay kala dhigdhigaysaa arimo muhiim ku ah sida ay ubadka dhashay iyo kuwa socod baradka ah ay wax u bartaan.
(Length: 8:59)Infant Toddler Language Development: Part Two [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 2]
Qeybtaan labaad waxay sharaxaysaa xeelado muhiim ah oo lagu dhaqmi karo oo sahlaya caruurta dhashay iyo kuw socodbaradka ah in luuqadaha iyo hadalka lagadhiso.
(Length: 8:53)Infant Toddler Language Development: Part One [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 1]
Qeybtaan koowaad waxay ka hadlaysaa sida ay faaiido ugu tahay in ubadka dhashay iyo kuwa socodbaradka ah lagadhiso luuqadaha.
(Length: 8:52)The Emotional Environment [Dareenka ama Caadifadda Bay’adda Caruurta Laguhayyo]
Maqaalkaan labaad wuxuu qaadaa dhigayaa dareenka iyo caadifadda jawiigga ilmaha lagu hayyo saamaynta ay ku leedahay dabeecadaha curuurta. Qaabaynta iyo habeeynta bay’adda ilmahay lagu hayyo si ay caruurtu guul ugaaraan ayaa waxay tahay qodob muhiim ah oo tixgelin mudan.
(Length: 8:22)The Physical Environment [Bay’adda Caruurta Laguhayyo]
Maqaalkaan wuxuu sharaxaad iyo tusaale kabixinayaa sida bay’adda cunuga lagu hayyo, qorshaha iyo jadwalka waxbarashada iyo caadada meesha kajirta, sida ay saamaynta baaxadda leh ay ugu leedahay sida caruurta ay u dhaqmayso ama dabeecadaha ubadka yaryar.
(Length: 8:19)Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]
Maqaalkaan wuxuu talo kaasiinayaa muhiimadda ay leedahay xirfadaha ciyaarta ee kukordha ilmaha, wuxuuna maqaalkaan kusiinayaa xeelado lagu dhiiragalinayo caruur ubaahan in ay bartaan sida dadka loola ciyaaro. Caruurtu waxaa lagayaabaa in ay layimaadaan dabeecado adag maadaama aysan weli xoogsan aqoontooda habladhaqanka bulshada oo loogabaahanyahy sida cunugu uu oo lajaanqaadi lahaa aduunka.
(Length: 8:39)