
Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Inclusion Matters is also available on Spotify, Apple Podcasts, and Podchaser.
Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)
Early Literacy waa aasaaska hore ee dhismaha akhriska iyo qoraalka. Ilmuhu waxay u baahan yihiin fursado badan oo ka dhisa aasaaska akhriska iyo qoraalka. Ilamaha akhris iyo qoraalkoodu wacan yahay wayku fiicnaadaan daruusta, wayna ku hormaraan guud ahaan waxbarasha. Waalidka ama Daryeeluhu kaalin wayn ayay ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhrisa iyo qoraalka kaalintaas oo ah ilmaha oo si joogto ah buug loogu akhriyo, loogu sheekooyo loona siiyo fursado badan oo luqada xageeda ah.
Marian Hassan oo ah Tacliimiye ah sigaarana u taageerta dhismaha akhriska iyo qoraalka waxay waxnooga sheegi muhiimadda aasaaska hore ee akhriska iyo qoraalka u leeyahay ilmaha, iyo kaalinta waalidka iyo daryeelahu ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhriska iyo qoraalka.
(Length: 19: 17)ABUURITAANKA JAWI CIYAARTA KU FIICAN (CREATING A RICH PLAY ENVIRONMENT)
Podcastigan wuxuu ku bilaaban in ciyaartu tahay ‘shaqadii caruurta’. Ilmaha oo loo diyaariyo meel amaan ah, nugul, oo daryeel fiican leh waa siyaabo loogu diyaarin kara ilmaha Jawi Ciyaarta ku Fiican --Maxaa yeelay ciyaartu aad bay mihiim ugu tahay dhan walba oo nolosha ilmaha maadaama ciyaartu ilmuhu ku koraan, waxna ku bartaan.
In this podcast, we begin presenting play as ‘children’s work’. In those lenses, creating safe, responsive, and nurturing environments are important parts of supporting the learning and development of infants, toddlers, and preschoolers. Strategies for creating play rich environment are offered in the podcast.
(Length: 11:04)Caruurta leh baahiyaha gaarka ah: Isbeddelada (Children With Special Needs: Transitions)
Podcastigan waxay ka hadlaysaa Caruurta u Baahan Caawimaada dheeraadka ah iyo waqtiyadaTransitions. Labadan mowduuc waa kuwo macalimiinta iyo daryeelayaashu inta badan dhib u arkaan ka hadalkood. Balse maaqaalku wuxuu ka hadlaa sida Ilmaha u baahan caawimaadda dheeraad ka ah loo caawiyo waqtiga transitionka, waqtigaas oo ah xiliga u dhexeeya waqtiga ilmuhu dhameeyaan ciyaarta ama hawl ay gacanta ku hayeen noqoto inay joojiyaan tu-kalana bilaabaana. Waxay siin daryeelaha siyaabo badan oo waqtigan looga dhigo mid u fudud ilmaha iyo daryeelahaba.
(Length: 11:54)
ILMAHA UU HAYSTO WALAACA BADAN (CHILDREN EXPERIENCING STRESS)
Podcastigani wuxuu ku saabsan yahay ilmaha walaaca badan hayo, iyo waxyaabaha kala duwan oo walaaca ku keena, iyo sidii daryeeluhu joogto ugu darsi lahaa xaaladooda isla markaana u raaci lahaa qaabab dejiya waxna ka badala guud ahaan caafimaadkood.
(Length: 15:41)
Infant Toddler Language Development: Part Four [Dhisidda Luuqadda ee Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Qeybta 4]
Qaybta afaraad waxay inoo sharaxaysaa arimo laxiriira waalidka iyo saamayta ay kuleedahay korinnimada ubadka yar yar iyo waxbarashadooda.
(Length: 8:43)Infant Toddler Curriculum--Learning and Planning for Learning: Part Three [Ubadka Dhashay iyo Kuwa Socodbaradka ah Manhajkooda – Waxbarashada iyo Qorsheynta Waxbarashada Qeybta 3]
Qeybta sadaxaad waxay kahadlaysaa sida ay muhiim utahay sida qofka caruurta wax baraya looga rabo in uu uqasdo waxabarashada uguna fiirsado habladhaqanka ubadka yar yar iyo kuwa socodka baradka sii uu ugu saleeyo waxbarashada korinimadooda.
(Length: 8:41)