Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Waqtiyo wax lagu Baro Ilmaha Guriga (Teaching Moments with Babies at Home)
Podcast-kan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidiinta/daryeelayaashu ay u bilaabi karaan inay caruurtooda wax ku baraan guriga, sida daqiiqad kasta oo ay la qaataan ubadku u tahay waqti waxbarid, waxqabadyada waalidiintu kula samayn karaan caruurtooda guriga, iyo dhammaan faa'iidooyinka korriinka ee baritaanka dhallaanka.
In this podcast we are discussing how parents or caregivers can start educating their little ones at home, how every moment spent with a child is a teaching moment, activities parents can do with their little ones at home, and over all developmental benefits teaching babies.
(Length: 21: 27)Hawlaha Dibadda ee Carruurta (Outdoor Activities for children)
Carruurtu waxay u baahan yihiin inay dibadda ku ciyaaraan maalin kasta, xitaa xilliga jiilaalka. U soo bixida bannaanka si ay u ordaan, u boodaan, u qayliyaan, waxay u ogolaataa carruurta inay isticmaalaan muruqyadooda waaweyn oo ay ka shaqeeyaan tamar dheeraad ah.
(Length: 16: 43)Muhiimadda ay Leedahay Ciyaarta (The importance of play)
Ciyaartu waxay u ogolaataa carruurta inay isticmaalaan halabuurkooda iyagoo horumarinaya male-awaalkooda, maskaxdooda, iyo jidh ahaan, garasho iyo xoog shucuureed. Ciyaartu waxay muhiim u tahay horumarka maskaxda ee caafimaadka qaba.
(Length: 14: 54)
Muhimadda joogtaynta iyo jadwalka horumarinta caafimaadka (The Importance of Routines and Schedules for Children's Health Development)
Marak dhallaanka iyo socodbaradka ay qayb ka yihiin waxqabadyada iyo caadooyinka caadiga ah ee la yaqaan, waxay la koraan xiriirka dadka ay la falgalaan waxayna helaan dareen lahaanshaha iyo isku kalsooni iyo kalsooni dheeraad ah marka hawl maalmeedkooda la saadaaliyo lana yaqaan. Jadwal maalinle ah oo joogto ah iyo nidaamyo tallaabo tallaabo ah ayaa carrurta siinayo maalin la saadaalin karo. Jadwalka iyo niddamka joogtada ah ee goobta daryeelk kooxda iyo gurigaba waxay caawiyaan carruurta.
(Length: 16:35)Technology- Saamaynta tignoolajiyada, warbaahinta bulshada (caafimaadka maskaxda) iyo sida loogu isticmaalo ujeedada.
-
What is Technology? (Waa maxay Tignoolajiyadu/Farsamada?)
-
Advantages and Disadvantages of Technology for Children? (Faa'iidooyinka iyo khasaarooyinka farsamada ee carruurta?)
-
Screen Time management (Maaraynta Waqtiga Shaashada)
-
Social media and mental health in youth. (Warbaahinta bulshada iyo caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada)
Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)
Early Literacy waa aasaaska hore ee dhismaha akhriska iyo qoraalka. Ilmuhu waxay u baahan yihiin fursado badan oo ka dhisa aasaaska akhriska iyo qoraalka. Ilamaha akhris iyo qoraalkoodu wacan yahay wayku fiicnaadaan daruusta, wayna ku hormaraan guud ahaan waxbarasha. Waalidka ama Daryeeluhu kaalin wayn ayay ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhrisa iyo qoraalka kaalintaas oo ah ilmaha oo si joogto ah buug loogu akhriyo, loogu sheekooyo loona siiyo fursado badan oo luqada xageeda ah.
Marian Hassan oo ah Tacliimiye ah sigaarana u taageerta dhismaha akhriska iyo qoraalka waxay waxnooga sheegi muhiimadda aasaaska hore ee akhriska iyo qoraalka u leeyahay ilmaha, iyo kaalinta waalidka iyo daryeelahu ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhriska iyo qoraalka.
(Length: 19: 17)